wax ku iibso kana iibso waxa maankagu jeclaado adeeyada aynu idin hayno isku badalka Used Care iyo dhuulka Mobile Programming Furnture Shoppings Wendding Planner Healthcare Construction iyo guryo kiro ah tell:4889558 4897505
waxaan ahay shakhsi jecel Qorista, Akhriska, Dhaqaalaha, Siyaasada, Suugaanta, Samo-Falida, Xidhiidhka caalamiga ah, Tacliinta, iyo ciyaaraha thanks Dadka kale hawlahooda ma galo, dantaaydaan ku foofaa. Qof ducaysta oo dedaal badan uun baan ahay. Cidna waxba ma dheeri. Dadka kalena kuma mashquulo oo taydii baa is cusleeysisay. Dadka wanaaga waan u haneeyaa, mana xaasido. Caawimada waan ku dedaalaa .